Jeneraal Qaloombi Oo Si Rasmi Ah U La Wareegay Hoggaanka Ciidanka Cirka Soomaaliya.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu wareejisay hoggaanka Ciidanka Cirka Soomaaliya Brigadier General Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, oo si weyn loogu yaqaan magaca “Qaloombi.” Xafladda wareejinta xilka ayaa dhacday 7-da Maarso 2026, iyadoo ay ka qeyb galeen saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tallaabadan ayaa loo arkaa mid muhiim…