Cudurka Sokorta (Diabetes): Waa Maxay, Maxaa Keena, Sidee Loo Xakameeyaa?
Cudurka sokorta oo afka qalaadka ee luuqada englishka loo garan ogyahay Diabetes ama afkeena hooyo ee soomaligana loo yaqaan cudurka sokorta waa xaalad caafimaad oo dhacda marka jirku uusan si sax ah u maamulin sonkorta dhiigga (glucose). Sonkortu waa tamarta ugu muhiimsan ee jidhku isticmaalo, laakiin marka ay aad u badato dhiigga waxay keeni kartaa…